sadex xaladood ayu mara xidhiidh kasto jacayl ❤️
1:marxalada koobad waa marxalada bilawga wax kastaa way hagaagsan yihiin waxaa la is dhaafsan hadalo macan wax dood iyo dagaal ah marxaladani malahan❤️🫂
2:marxalada labaad wa marka ay bilaabmayso is barashada saxda ah waad kala dabeecad duwanaanaysan khilaaf iyo dagaal
Aya badanaya waana marxalad Go.aaminaysa in lakala tago iyo in lawada joogo
3:marxaladan sadexaad waa marka ugu wanaagsan xidhiidhka is qabsiga aya yaraanaya xalka aya badanaya si wanaagsan aya la isku dabeecad baranaya midkasta wuxu garanaya kan kale waxa dhibaya iyo waxa una jeclayn
❤️🫂🫶🥰










