Xidhiidhida caafimadka qaba waxa kamida inaydaan qofka wax badan sii… — Dareen jacaYl ❤️🫂 — TG.ME

Xidhiidhida caafimadka qaba waxa kamida inaydaan qofka wax badan sii wada hadlin waayuhu midba dhinac Ka tuuro maalinka aad isasoo qabtaan qofkaasna aad uwada hadlaysaan sidii aad isu ahayden markii hore si kasii wanaagsan oo jacayl iyo muxibaba sii siyaaday.
isku waraysanaysaan Sidi hore oo kale
midba ka kale usheegayo inaanu marnaba maskaxdiisa Ka bixin ee uu xasuusanayay.❤️🫂
❤7
April 21, 2026 3.2K 3