Dunida qurux waa la helaa oo waa lacagta 💸 Hantina waa risqiga alleh… — Dareen jacaYl ❤️🫂 — TG.ME

Dunida qurux waa la helaa oo waa lacagta 💸
Hantina waa risqiga alleh ku qoray waayi maysid ❤️

Lkn waxa adag inaad hesho Qalpi daacad ah qofkaaga sida dhabta ku jeclaatay waa inaad ilaashato 🥹🥀
❤22👎1
July 10, 2026 2K 5