Dareenban ku qaaday aanan Horta qof u qaadin raganimada lagu sheegana… — Dareen jacaYl ❤️🫂 — TG.ME

Dareenban ku qaaday aanan Horta qof u qaadin raganimada lagu sheegana waxan u aqaan in gabdh ninka ay wax kala dhexeyaan aanay nafteeda uga cabsan cabsidaasi dhanka ay doonto haka timaade dareenkas oo ay dareemo kale weheliyaan ban agtaada ku dareemi jiray saasey tahay aniga wali agtayda boqor ayaad ka tahay kana ahaan doonta Qofka iga mihiimsan eed heshay isku waara wakhti quruxbadana wada qaata 💔

lkn kaliya waxan jecalaystay qoramadan inaad akhrido 😭


Ku nabad ahaw meel walbo aad joogto Gacale💔🥹
💔8❤6
May 28, 2026 2.6K 1