🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸
“Dagaallada qaarkood laguma adkaan karo wax kale mooyaane in xuska (Alle) lagu beddelo fikirka badan; sababtoo ah qirashada addoonku uu qiro inuu Rabbigiisa u baahan yahay oo sabool ka yahay—taasi waa waxa ugu qaalisan ee uu haysto.” 🤍✨
🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸
HAMDI✍️✅️💯









