@fadumin · 917 subscribers
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/faduminIs this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created January 20, 2024per Telegram
We have been tracking it since September 1, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
الشخص الذي يريدك سيحبك على ما أنت عليه ولوكنت افقر الناس❤️✨ 🤗 Qofka Ku raba aya kugu jeclaan doona qofka aad Tahay xita hadad ahan lahayd Dadka kan ugu saboolsan .🫂🩸🫶 😘❤️👍
𝙰𝚍𝚒𝚐𝚊 𝚒𝚢𝚘 𝚍𝚊𝚢𝚊𝚡𝚊 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚍 𝚔𝚞 𝚔𝚊𝚕𝚊 𝚍𝚞𝚠𝚊𝚗 𝚝𝚒𝚑𝚒𝚒𝚗 𝚊𝚢𝚊𝚊 𝚊𝚑 𝚒𝚗𝚞 𝚖𝚒𝚍 𝚒𝚏𝚒𝚗𝚊𝚢𝚘 𝚍𝚞𝚗𝚒𝚍𝚊 𝚖𝚒𝚍𝚗𝚊 𝚚𝚊𝚕𝚋𝚒𝚐𝚎𝚢𝚐𝚊.🫂🫀🫶 ❤️👩❤️👨👍
Maxad ugu jawaabi lahayd hadii qofku dhaho Maxaad Rajadda beenta ah ii galisay oo aad Nolosha iigu cidlaysay? 😢💔👍
[media, no text]
Ma jecli inaan arko adigoo murugaysan sababto ah murugtada waxay sababi kartaa in aad noloshaada oo dhan nacdo anigana noloshada ayaan ka mid ahay...🫂🫀
Waxaan doonayaa in aad ogaato in aysan jirin sabab aan u qiyaamo ruxdaada taas oo ilaa bilowga garaadkeyga riyo iyo han u aheyd ruxdeyda waxaan waqti walb arkaa wadajirka qalbiyadeena waxaan macaansada marka aan ku riyodo kartida ruuxdaada iyo sida quruxda badan ee aad iiga farxin doonto saameen kum…