Ogsoonow, waad isku filanย tahay, waad ku saxsaneyd in aadan naftaada u qiyaamin qof aan kala saari karin quruxda rasmiga ah iyo mid qiyaali ah, aan kala garan karin wanaag & xumaan, wax dhalanteed ah moodaya wax dhab ah. Marnaba ha u ciqaabin naftaada qaladaad qof kale sameeyay, ha u baabiโin noloshaada qof aysan ka goโnayn in uu kula wadaago. Waad ku saxsaneyd in aad Qalbigaaga u furtay.๐ฅฒ๐
August 20, 2024 3K