Miftaaxi noloshaada Mawjadihi qALbigeyga Moraalki an doortey Maalinta ku cashaqey bey Maskaxda iyo jirkeygaba Muxubo aan dareeme Mahad weye ale Maskaxda iyo macdantaan Manta la igu xoog shegtey Waan heli maaline Lama huraanti nafteyday Maankeyga wuxu yahay Mugdi in aan ka baxno Mustaqbal aan wadaagno Dooqa iyo NAFTA I heeshiyey Iska dansho daansho dhulkaga Ilaa miftaxa afuunka waa lacag Jacayl iyo lacag Marki sii xaq ah loo misaamo Jacaylka awood badinaaye Jacayl waxa sharafta iyo qimuhu Ka qadey lacag ---- ๐ฅน๐ญ๐
6
4
3
1
1August 27, 2024 4.1K