Jacaylku waa wax qurux badan, laakin maaha mid dhamaystiran.waayo wax kasta wuxuu leeyahay nuqsaan.Waxaana ka xumahay erayadi aan kugula hadlay, si aan kaaga raali galiyo. Waayo dhab igama ahayn waxaas. Aad ayaana kuu jeclahay macaan, fadlan iga raali noqo.๐ฉต๐ฏ๐ซ๐ซ
8
2
1
1
1August 18, 2024 2.5K