Waxaan doonayaa in aad ogaato in aysan jirin sabab aan u qiyaamo ruxdaada taas oo ilaa bilowga garaadkeyga riyo iyo han u aheyd ruxdeyda waxaan waqti walb arkaa wadajirka qalbiyadeena waxaan macaansada marka aan ku riyodo kartida ruuxdaada iyo sida quruxda badan ee aad iiga farxin doonto saameen kuma yeelan karo waqtiga lkn waxaa kuu balanqaadayaa In aan abad aktaada ahaan ahaan doono xapiptiiโค๏ธโ๐ฉนโจ๏ธ๐๐ฆ๐๐ซ๐๐
October 22, 2024 3.4K