Ma dareemi kartid qiimaha uu jaceylku leeyahay markii aad qof necebโ€ฆ โ€” ๐Ÿ•Š๏ธ๐’๐‡๐ˆ๐Œ๐๐ˆ๐‘๐€๐‡๐€๐Ÿ’Ÿ ๐™น๐™ฐ๐™ฒ๐™ด๐™ป๐™บ๐™ฐ๐Ÿ’ž โ€” TG.ME

Ma dareemi kartid qiimaha uu jaceylku leeyahay markii aad qof neceb tahay, balse waxaad si dhab ah u dareemi doontaa qiimaha jaceylka marka aad jeclaato qofkii aad markii hore necbayd. Sidaa si lamida, ma garan kartid qiimaha uu lee yahay qofka aad maanta nacayso balse isagu ku jecel, ilaa oo aad ka waydo dhinacaaga noloshaadana uu ka faaruqo. ๐Ÿ’”๐Ÿ˜• Dheemanku si kasta oo uu uyahay mid qaali ah, qiimihiisa dhabta ah waxaa la fahmaa marka la waayo, laakiin inta uu dhinacaaga yaallo ma sahlana in aad ogaato. ๐Ÿ’ฏ Xaqiiqdiina, inta lagu jecel yahay waa fursadda ugu weyn ee aad haysato! โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿคž๐Ÿ™‚ Aniga sidan jcyl dacada u radinayy wn wayyy oo qalbigyga ilaliya mxan sameya oo talo ah ๐Ÿฅน๐Ÿ’”๐Ÿ˜ญ

๐Ÿ‘5๐Ÿฅฐ3๐Ÿ˜ข3๐Ÿ”ฅ2โค1๐Ÿ’ฏ1
August 21, 2024 3.4K