@Hankaguusha1 · 6K subscribers
𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐐𝐨𝐫𝐚𝐚𝐥𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐬𝐢𝐝𝐚 :- 💠 Tallooyinka Nolosha 🕊 💠 Xikmado 🌿 💠 Dhiiri-g𝐚lin ⚡️ 💠 Qisooyin 📚 @JUUMOW143 @Asma_quen12
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/Hankaguusha1Is this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created April 29, 2022per Telegram
We have been tracking it since July 22, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
Ruxii wax la'Aani kugu naca 😔 Adiguna ha nicin 😊 malin baa tilmaan 😇👍 intuu soo haradoo. 😢 adigu kuu soo hayaami 🙌 adigo maalinkaa Aar san kara 🦶 Gacan Eebe muu harsan🫶🤍 adiguu kuu soo hayamee 🤜🫷 Adiguna intaad Eegto 🫀👀 Hiil wallal ifka Ugu noqo 😇
Si kastod ay Nolosha cidhiidhi uga dareento sida uga baxdo haka raadinin raali galinta ibnu adaanka 👋🏻 Ku dadaal raali galinta rabbigaga❤️
Waqtiga wanaagsan lagama helo nasiib ee waxa lagu sameeyaa qorshe go’aan iyo dadaal joogto ah Qof kasta wuxuu leeyahay 24 saac balse waxa ku kala duwanaa sida uu u maareeyo Haddii aad waqtigaaga dhisto mustaqbalkaaga ayaad dhistay🌿❤️
🔥 Da’yar oo riyoonaya — balse riyadaas u ordaya. Taasi waa casharka ugu adag...
Dadka Waqtiga Ciilay Maka Mid Tahay😔😢