Nabada ugu saraysa iyo xasiloonida nafeed ee gabadhu dareento waa… — Dareen jacaYl ❤️🫂 — TG.ME

Nabada ugu saraysa iyo xasiloonida nafeed ee gabadhu dareento waa kolka ay ku jirto laabta ninka.

Noloshu waxay ku qurux badan tahay in loogu noolaado sida dabiiciga ah,maaha tartan iyo isla xifaaltan ka dhexeeya lab iyo dhedig,dhamaystirkeeduna waa ixtiraamka ninka oo lagu daray fahamka iyo danaynta gabdha❤️🫂
❤21
July 13, 2026 1.9K 2