1=Sii indhaha marka ay kula hadlayso, waayo waxay midasi… — Dareen jacaYl ❤️🫂 — TG.ME

1=Sii indhaha marka ay kula hadlayso, waayo waxay midasi dareensiinaysaa in ay muhim tahay

2=Marka ay afka furato u'ogolow in ay hadasho, waayo sidas ayay xasilooni ku dareemaysaa kuuguna sheegaysaa waxay gudaha ka dareemayso.

3=Marka ay ka shakido quruxdeeda. Xasuusu quruxdeeda iyo in ay tahay boqorda ugu qorxoon ee dunidan dul saaran. Si ay kalsooni iyo deganaan udareento.

4=Marka ay xanaaqsan tahy oo ay deganaansho la'aan dareemayso, haku biirin adina balse deji iyada, noqo nin aysan ka cabsan waqtiyada ay xanaaqsan tahy, kula hadal cod degan oo qabow, oo niyada uqaboojinaya, si ay udareento difaac

5=Umahad celi oo ku dheh mahad sanid, ogsoonow oo ha iloobin waxa ay adi dartaa usamaysay oo dhan, mararka qaarkood tani waxay ka dhigaysaaa in ay ay dareento in la jecel yahy.

6=Marka ay oynoyso, haka tagin oo haku fiirsanin xaladaas ee oo qolka haka bixine, isku duub oo laabta geli una qalbi qabooji, hadday adigaa darta u oysay ama haddii ay arrin kle darteeda u oysayba.! 🫂🫀🥺
❤18
April 1, 2026 3.9K 5