Qormo Adiga kuu Gaar ah Qalbigaaga kuu taalo Qiimaheedu uu gaaray… — Dareen jacaYl ❤️🫂 — TG.ME

Qormo Adiga kuu Gaar ah
Qalbigaaga kuu taalo
Qiimaheedu uu gaaray
Qushuuc iyo Xasuus gaar ah
Nacabkaaga ha uqaybin
Wanaagii ha Qoondaynin
Kaligaa Qufulo maanka❤️🔐🫂
❤19🫡2
May 16, 2026 2.5K 3