Wakhti ruux ku siin kara Marna kaa werweri kara Marmarkaad walaac iyo… — Dareen jacaYl ❤️🫂 — TG.ME

Wakhti ruux ku siin kara
Marna kaa werweri kara
Marmarkaad walaac iyo
Walbahaar la kulantana
Kaasoo warheli kara
Noloshaada weheshoo
La wadaag qalbiga ruux
Si weyn kuu xafidan kara!❤️
❤17
May 6, 2026 2.8K 9