Nabad Gelyo 🙌🏾❤️ Haddii tani noqoto fariintaydii ugu dambeysay ee… — Dareen jacaYl ❤️🫂 — TG.ME

Nabad Gelyo 🙌🏾❤️

Haddii tani noqoto fariintaydii ugu dambeysay ee aan kuu diro ogow Waxaad ahayd bogga ugu quruxda badan ee noloshayda. Maalin kasta oo aan kula joogo xitaa hddi aynan wada HadaL waxaad ii ahayd Farxad aan la qiyasi Karin . Haddii tani tahay Farintaydi udambeysey ha u qaadan macasalaamo murugo leh. U qaado sida warqad jacayl oo aan kuugu reebayo qalbigaaga dhexdiisa si mar kasta oo aad akhrido aad u ogaato in qof meel ka mid ah dunida ku sugan uu kuu jeclaa si dhab ah❤️
❤10
May 28, 2026 2.2K 3