Marabo inaan raadiyo ruux kale waayo waxaan arkay nolosha kaliya… — Dareen jacaYl ❤️🫂 — TG.ME

Marabo inaan raadiyo ruux kale waayo waxaan arkay nolosha kaliya ineysan ku dhisneyn maalmaha farxada kuwa is jecel Wa kuwa wada qaata dareenada kuwooda adag haba ahaadaan xauunada caadiga 🤍
❤7
February 13, 2026 4.3K 1