Marka koowaad waxaan rajeenaa inaad dhamaantiin Caafimaad qabtaan, marka labaad waxaan idinka raali-gareynaa in aan muddo ka maqnaa halkaan oo aan waxba idin kula wadaagin sababo jiro awgeed, si gaar ah YouTube-keena oo in ku dhaw 1 sano aanan waxba soo dhigin.
Waxaa rajeenaa hadee arimaha jiro iska dhamaadan inaan dib isugu soo laabano. INSHA’ALLAH
Intaas ka dib waxaan ka Mahacelinaa sida wanaagsan ee aad iisoo raadineysaan iyo Feedback aad ka sameeneysaan Muuqaalada aan horay halkaas usoo galinay.🥰🙏🩵
MAHADSANDIIN DHAMAANTIIN 👏🏻🩶
1,500 (Kun iyo Shan Boqol) oo qof waa Number weyn, waliba marka loo fiiriyo sida aan halkaan uga maqnaa in muddo ah iyo sida aad ugu xeran tihiin Channel-ka 🙏🤍
#Kaalintechnology
#XaruntaXirfadahaCasriga















