Waxaa jirto Oraah dhaheyso: “ Haka walwalin ilaa intee ayaad wado… — KAALIN TECHNOLOGY — TG.ME

Waxaa jirto Oraah dhaheyso:
“ Haka walwalin ilaa intee ayaad wado qaldan ku socotay (markaa ogaatid kadib), ka leexo oo raac mida saxan ee aad aragtid”.


Original Quote; No matter how far you've traveled in the wrong direction, it's never too late to turn around.


Maalin Wanaagsan Saaxiibayaal 🙌

#Kaalintechnology
#XaruntaXirfadahaCasriga
💯5❤2👏1
November 25, 2025 25.6K 2