Isbuuc guuleed = Mustaqbal guuleed ✅💪 Waxaad ogaataa;- “ Dadaalka aad isbuucaan sameyso inuu Shidaal ku shubaayo guulaha Mustaqbalkaada.” Haddaba ha dhayalsan waxyaabaha yaryar ee aad sameyso todobaadkii, kuwaas oo kor u qaadayaan Riyooyinkaada, Aqoontaada & walibo waxkasta oo aad jeceshahay in Mustaqbalka kuu wanaagsanaadaan. Maalin Wanaagsan dhamaantiin. #Kaalintechnology #XaruntaXirfadahaCasriga
January 15, 2026 33.4K 1