Dreamers Vs Doers [Rajo kunool Vs Run kunool] -Dadka oo dhan waxa ay… — KAALIN TECHNOLOGY — TG.ME

Dreamers Vs Doers [Rajo kunool Vs Run kunool]

-Dadka oo dhan waxa ay ku hamiyaan iney meel sarre gaaraan, qaasatan Dhalinyarada oo qofwalba wuxuu jecelyahay inuu asaagiis dhaafo LAAKIIN!! Waxaa lagu kala tagay yaa dhab u badali karo Rajadaas.

-Waxaa jiro dad la dhaho Run kunool, oo jecel duruufaha iyo fursadaha ay helikaraan inta isku qiimeeyaan ay dhab u badalaan Rajadooda waana dad aad u yar, oo inta badan dadka wee ka cabsadaan is badalka, ayaga oo doorbidaayo inee wax yar yar sameeyaan sidaasna ku gaaraan meel sarre! Taas oo aan dhaceynin.


Haddaba adiga oo ka faaideysanaayo jaanisyadda aad heli karo iyo xirfadaha aad leedahay iskuday inaad Riyadaada ka dhigto mid Miro dhal noqota, adigoo kaalmeysanaayo Awooda Allah iyo Baryadiisa.

Galab Wanaagsan Saaxiibayaal.

@kaalintechnology
❤7💯2👏1🙏1👌1
September 11, 2025 34.9K 4