Howl maalmeydkaada ka dhigo wax aad jeceshahay ku caajiseen!!… — KAALIN TECHNOLOGY — TG.ME

Howl maalmeydkaada ka dhigo wax aad jeceshahay ku caajiseen!!

Dabeecada ugu wanaagsan ee qof ku noolaan karo si Noloshiisa ugu Qurux badnaato waa;
“Ka shaqeey howl aadan dhib iyo culees u arkeenin inaad maalin walba qabato!”

Yacni howl aad ku raaxeysaneysid ka shaqeynteeda.

Maalin Wanaagsan Saaxiibayaal.

#Kaalintechnology
#XaruntaXirfadahaCasriga
❤6👏1💯1
December 10, 2025 26.8K 2