Maalinkasta Macno ayee leedahay!! Inta aad nooshahay waxaa kuu… — KAALIN TECHNOLOGY — TG.ME

Maalinkasta Macno ayee leedahay!!

Inta aad nooshahay waxaa kuu dhalanaayo maalmo badan xaalado kala duwan iyo meelo kala duwan, dhamaantood u qaabil sidee kugu soo maraan.

Waxaa la dhahay:-
“Maalmaha wanaagsan waxee ku siiyaan Farxad, taas cagsigeeda maalmaha dhibka iyo culeeska ahna waxaa laga helaa Qibrad!”


Guud ahaan maalmahii xumaay ee kusoo maray Cashiro ka qaado, taas badalkeedana maalmahaagii fiicnaa ee ayaga kasoo maray xasuuso fiican ka reebo.

Maalinku ha idin wacnaado.

#Kaalintechnology.
#XaruntaXirfadahaCasriga.
❤6👏3🙏2💯1
October 11, 2025 47.5K 2