Baraarujinta Maanta waa ha is dhigan Horaa waxaa loo yiri; “Dadaalkaada inta uu la egyahay ayaad mirihiisa guranee!!” 🎯✅ Waxaad ogaataa waxwalba oo qurux badan oo aad aragto, waxaa loo soo maray dhib iyo culees badan;- The greatest rewards are often the result of the greatest challenges.👈✍🏻 Maalin Wanaagsan Saaxiibayaal. #Kaalintechnology #XaruntaXirfadahaCasriga
December 23, 2025 18.5K 2