Waxaan lagu dhibtoonin laguma dheefsado!! Qofkasta wuxuu rabaa inuu… — KAALIN TECHNOLOGY — TG.ME

Waxaan lagu dhibtoonin laguma dheefsado!!


Qofkasta wuxuu rabaa inuu helo waxa uu u baahan yahay xitaa hadee dhib badan ku qaadaneyso siduu ku heli lahaa!! Sababtoo ah;-
“guushu waxaa la dhahay maahan Maqaamka aad gaartay hada ee dadka arkaan, ee waa sida aad ma quuste u aheyd oo markasta oo aad darbiga madaxa ku dhufsato ama aad guuldareysato”.


Haddaba iska ilaali Niyad jabka iyo quusta oo ogaaw qof quusta ma helo darajo iyo guul. Waxaan lagu dhibtoonin laguma dheefsado.


Maalin Wanaagsan Saaxiibayaal.

#Kaalintechnology
#XaruntaXirfadahaCasriga
❤7👍1👏1💯1
October 8, 2025 31.6K 4