Ha is dhiibin waligaa!! Qofna ma walwalo ๐Ÿ˜” ilaa uu fikiro, qofna maโ€ฆ โ€” KAALIN TECHNOLOGY โ€” TG.ME

Ha is dhiibin waligaa!!


Qofna ma walwalo ๐Ÿ˜” ilaa uu fikiro, qofna ma fikiro ๐Ÿค” ilaa uu dhibaatoodo, qofna ma dhibaatoodo ๐Ÿ˜จ ilaa uu nool yahay, qofna ma noolo ๐Ÿ˜‡ ilaa uu walwalo.



Haka baqin inaad dib u bilowdo, maxaa yeelay hadaa horay u guuldareystay, hadda markale iskuday! Sababtoo ah markaan kama bilaaweysid Eber (0) sidii markii hore, ee waxaad ka bilaaweysaa (Aqoon iyo Qibrad).

Guul iyo guuldaraba waxaa arka qof tilaabo qaado ee ma arko qof aan iskudayin waxba.
Marka ha is dhiibin Waligaa oo haka quusan iskudayga.

Maalin Wanaagsan Saaxiibayaal.

@kaalintechnology
โค6๐Ÿ‘1๐Ÿ™1๐Ÿ’ฏ1
September 20, 2025 33.7K 3