Waa Maxay Xaaladdaha kala wareega ee dhamaadka u muuqdo!?” Nolosha… — KAALIN TECHNOLOGY — TG.ME

“Waa Maxay Xaaladdaha kala wareega ee dhamaadka u muuqdo!?”

Nolosha marna ma istaageyso laakiin Xaaladaha aad ku sugan tahay ayaa is badbadalaayo oo kaliyah.

-Waxaa jirto The Circle ⭕️ of Life (Wareega Nolosha), waxee leedahay;
1- Good days (Maalmo fiican).
2- Bad days (Maalmo xun).
3- Worst days (Maalmaha ugu xun).
4- and Best days (Maalmaha ugu fiican).


-Waxeyna u badan tahay inee sidaan kuugu soo kala hormaraan, adoo maalmo iska fiican heysto ayaad is badal u dhaqaaqe ama shaqo aa qabanee adoo rajeenaayo meel meeshaas kasii fiican laakiin ee kula xumaanee ilaa aad gaarto meesha ugu xun!😭😱

Hadaba, adiga ayaa lagaa rabaa inaadan rajo dhegin oo dadaalkaada sii wadid ilaa aad gaarto meesha ugu sareyso! Waxaadna ku gaari kartaa oo kaliyah Samir iyo Dulqaad.

Maalin Wanaagsan Saaxiibayaal.

@kaalintechnology
❤5👏1👌1💯1
September 6, 2025 1.5K