Waa Maxay Qaacidada 3-da C ?❗️ -Waxaan jiraan Qaacido Nolosha oo dhan… — KAALIN TECHNOLOGY — TG.ME

Waa Maxay Qaacidada 3-da C ?❗️

-Waxaan jiraan Qaacido Nolosha oo dhan lagu dabaqo oo 3Cs loo yaqaan ama (The Role of 3Cs), taas oo Nolosha meel kasta oo laga joogo laga adeegsado iyo waxkasta/xaaladkasta oo aad ku jirtid.


Waxaa laga soo gaabiyay 3-daan C:-
1-Choice (Dooro)
2-Chance (Fursad sii)
3-Change (Badal)


Oo macno ahaan ah xaaladkasta oo aad la kulanto seddexdaan mari.

Marka hore sheyga/Qofka amaba xitaa howsha aad rabto Dooro oo bilaaw, kadib ha dagdagin oo sida aad rabtay horay kama heleysidee Fursad sii, hadii wax is badal ah aad ka weysid Badal ama isaga tag.

Maalin Wanaagsan Saaxiibayaal.

#Kaalintechnology
#XaruntaXirfadahaCasriga
❤7💯4👍1👏1
September 23, 2025 37.8K 1
Waa Maxay Qaacidada 3-da C ?❗️ -Waxaan jiraan Qaacido Nolosha oo dhan… — KAALIN TECHNOLOGY — TG.ME