@koryaaltv · 3K subscribers
Koryaal TV 📺 Warar 📰 | Madadaalo 🎭 | Dhaqan 🌍 | Siyaasad 🏛 | Ganacsi 💼 | Dhaqaale 💰 | Wacyigelin Diini 🕌 Geeska Afrika, Afrika & Caalamka 🌐
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/koryaaltvIs this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created January 9, 2021per Telegram
We have been tracking it since August 26, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
Ma ogtahay in Moobilku sababo dab ka kaca Guriga... Taliyaha Ciidanka Dabdamiska iyo Samatabixinta Somaliland sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili oo sharaxaya halkan ka daawo.
Sawir qaadahan wuxa uu muuqaal ka duubayaa dusha sare ee diyaarad uu saarnaa oo dulmaraysay badda, u fiirso waxa sidaa u galayo wajigiisa waa xooga dabaysha.
Muuqaallo laga baahiyay labo qabiil oo ku dagaallamay dalka Papua New Guinea, oo ku yaal koonfur-galbeed ee Baasifigga ayaa warbaahinta qabsaday, kaddib markii la arkay in dagaalka labada qabiil dhex maray ay hub ahaan u adeegsadeen qaanso, fallaar iyo waraf. In ka badan 12 qof ayaa dhaawacyo culus …
Dhacdadan oo maalintii sabtida ka dhacday magaalada shabwa ee dalka Yemen ayaa haysta baraha bulshada ee ay ku kulmaan dadka Yementu, dhacdada ayaa u dhacday in ninkan loo haysto dalka oo la odhan jirey Amiin Nasser Baxaaj uu diley nin ka soo jeeda qabiil la yidhaahdo Alasuud kadibna uu baxsaday oo …
Qaab dhismeedka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, Tan waa soo jeedinta koowaad.