Muuqaallo laga baahiyay labo qabiil oo ku dagaallamay dalka Papua New… — Koryaal — TG.ME

Muuqaallo laga baahiyay labo qabiil oo ku dagaallamay dalka Papua New Guinea, oo ku yaal koonfur-galbeed ee Baasifigga ayaa warbaahinta qabsaday, kaddib markii la arkay in dagaalka labada qabiil dhex maray ay hub ahaan u adeegsadeen qaanso, fallaar iyo waraf. In ka badan 12 qof ayaa dhaawacyo culus …

December 20, 2025 604