lahaa. Sidaan ognahay Kuuriyada waqooyi waxa saaran cunaqabatayn… — Koryaal — TG.ME

lahaa. Sidaan ognahay Kuuriyada waqooyi waxa saaran cunaqabatayn daran iyo xayiraado dhan walba ah balse waxay lacago badan ku helaan farsamooyinkan oo kale iyaga oo dhaca suuqyada dunida oo dhan, waxa ay sannad walba fuliyaan hawlgallo Cyber ​​attack ah kuwaas oo sannad kasta ku dhaca lacag gaadhaysa hal bilyan oo dollar. Qaramada midoobay ayaa hore ugu eedaysay xukuumadda Kuuriyada waqooyi inay fuliyeen Hackers-koodu weeraro Cyber ​​attack ah intii u dhaxaysay 2017-kii ilaa 2023-kii kuwaas oo dhacay lacag gaadhaysa $3 bilyan oo dollar iyaga oo sida la sheegay lacagtaas u adeegsaday kabista barnaamijkooda Nukliyeerka iyo samaynta gantaalada balaastiga ah ee qaaradaha ka gudba. Sawirku waa caasimadda Kuuriyada waqooyi ee Pyongyang. Hassan Mohamed

February 6, 2025 772 1