OGEYSIIS
Koorsada Sharaxaadda & Ijaasada Kutubta Tajwiidka
📖 Taysiirul-Maqaal – Sharaxaadda Tuxfatul-Atfaal
📖 Fath Rabbil-Bariyyah – Sharaxaadda Al-Muqaddimah Al-Jazariyyah
Sharaxaad nidaamsan • Imtixaan • Shahaado & Ijaaso
⏳ Muddada: Hal bil
📅 Sabti & Axad | ⏰ 7:00 fiidnimo
💻 Online
Xiliga ay bilabmayso dowrada : Sabti, 5/9/2026, Insha Allah.
ku biir⬇️💐
https://chat.whatsapp.com/FV6FlX0Fnq1DwSQCYZTV1i
📞 0701968881















