Bilaabashada Dowrada Aqriska iyo Qoraalka
๐ดDowradu wa Free ka Faidayso wll
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan dadka danaynaya in ay bilaabanayso Dowrada Aqriska iyo Qoraalka oo ay qabanayso:
ุฃูู ุงูุฃุซุฑ ููุฏุฑุงุณุงุช ุงููุฑุขููุฉ ูุงูุนููู ุงูุดุฑุนูุฉ ูุงูุนุฑุจูุฉ
๐ Maalmaha: Talaado iyo Arbaco
โฐ Waqtiga: 2:00 p.m
๐ Taariikhda bilaabashada: 4 August 2026
๐ Habka waxbarashada: Online
โณ Muddada dowrada: 3 bilood
๐ Isdiiwaangelin: +252 61 3314399
https://t.me/AL_ATHAR_114

