OGEYSIIS MUHIIM AH Waxaan idinla socodsiinaynaa dhammaan walaalaha sharafta leh ee ku xiran channel-kaan in la bilaabayo akhrinta kitaabka qiimaha badan ee aad sawirkiisa kor ku aragtaan:📚
Kitaabka:
الفتن والبلايا والمحن والرزايا (أو فوائد البلوى والمحن)✍️ Qoraaga: Al-Cis bin Cabdisalaam (الـعِـز بن عبدِ السَّـلام)
🎙️ Waxaa Af-Somali ku Akhrinaya: Sh. Abdirahmaan Adaani (Sheekh Cabdiraxmaan Cadaani)
🗓️ JADWALKA CASHARKA:🗓️ Habeenka: Habeen walba oo Axad soo galeyso
Habka loo soo dhigayo: Waxaa la soo dhigi doonaa isagoo cod ah Insha Allah.
https://t.me/tazkiya22 channelkaan ayaa lasoo dhigi doonaa insha allah

September 2, 2026 104