OGAYSIIS MUHIIM AH ๐Ÿ“– ุฏูˆุฑุฉ ู†ูˆุฑ ุงู„ุนูŠูˆู† ููŠ ุงู„ุณูŠุฑุฉ ุงู„ู†ุจูˆูŠุฉ ๏ทบ ุงู„ู…ุณุชูˆู‰โ€ฆ โ€” Groupka link Dowroyinka โ€” TG.ME

๐Ÿ“š๐ŸŒฟ OGAYSIIS MUHIIM AH

๐Ÿ“– ุฏูˆุฑุฉ ู†ูˆุฑ ุงู„ุนูŠูˆู† ููŠ ุงู„ุณูŠุฑุฉ ุงู„ู†ุจูˆูŠุฉ ๏ทบ
ุงู„ู…ุณุชูˆู‰ ุงู„ุซุงู†ูŠ ู…ู† ุฏูˆุฑุฉ ุฃุณุงุณูŠุงุช ุงู„ุณูŠุฑุฉ ุงู„ู†ุจูˆูŠุฉ

Alxamdulillaah, waxaan idiin bilaabaynaa heerka labaad ee koorsada Siirada Nabiga ๏ทบ.

๐Ÿ“• Kitaabka: ู†ูˆุฑ ุงู„ุนูŠูˆู† ููŠ ุชู„ุฎูŠุต ุณูŠุฑุฉ ุงู„ุฃู…ูŠู† ุงู„ู…ุฃู…ูˆู† ๏ทบ

๐Ÿ—“ Bilowga: Khamiis, 27 Agoosto 2026
๐Ÿ“… Maalmaha: Khamiis iyo Jimco
โฐ Waqtiga: 9:00 subaxnimo
โณ Muddada: 2 bilood
๐ŸŽ Koorso: BILAASH (FREE)

๐ŸŽฅ Casharrada: Live iyo kuwo duuban.

๐ŸŒธ Waxyaabaha Ardaygu Helayo:

๐Ÿ“š Imtixaan kooban
๐Ÿ“ Shaqo-guri / Waajibka casharka
๐Ÿ’ฌ Dood iyo faaโ€™iidooyin laga qaato casharka
๐ŸŽค Ka qaybgal cod ah
๐Ÿ”„ Dib-u-eegis casharkii hore

๐ŸŒฟ Fursad wanaagsan oo lagu barto laguna fahmo Siirada Nabiga ๏ทบ.

Channel ka Cashirada
https://t.me/+wOpqWMItuw0zN2E0


ุงู„ู„ู‡ู… ุนู„ู‘ูู…ู†ุง ู…ุง ูŠู†ูุนู†ุงุŒ ูˆุงู†ูุนู†ุง ุจู…ุง ุนู„ู‘ูŽู…ุชู†ุงุŒ ูˆุฒุฏู†ุง ุนู„ู…ู‹ุง. ๐Ÿคฒ๐Ÿป

https://t.me/AL_ATHAR_114
โค2
August 27, 2026 192 1