Ogaysiis Muhiim ah
Bilaabashada Dowrada Aqriska iyo Qoraalka
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan dadka danaynaya in ay bilaabanayso Dowrada Aqriska iyo Qoraalka oo ay qabanayso:
أهل الأثر للدراسات القرآنية والعلوم الشرعية والعربية
🗓 Maalmaha: Talaado iyo Arbaco
⏰ Waqtiga: 2:00 p.m
📅 Taariikhda bilaabashada: 4 August 2026
🌐 Habka waxbarashada: Online
⏳ Muddada dowrada: 3 bilood
📞 Isdiiwaangelin: +252 61 3314399
https://t.me/AL_ATHAR_114

3July 29, 2026 368