Dhammaan barnaamijyada Machadka Ahlul Athar waa kuwo illaahay dartii lagu bixiyo. Ardayda lagama qaado wax lacag ah, mana jiraan lacag diiwaangelin ama shahaado.
Dhammaan barnaamijyadu waa bilaash (Free).
📖 1. Qaybta Qur'aanka
- Tasxiixa Qur'aanka.
- Taxfiid Qur'aanka (waxaa loogu talagalay ardayga dhammeysta Tasxiixa).
- Ma jiro Taxfiid toos ah.
- Tajwiidka.
- Diyaarinta ardayda isu diyaarinaysa imtixaannada Ijaasaadka.
✍️ 2. Qaybta Akhriska iyo Qoraalka (القراءة والكتابة)
Barnaamijkani wuxuu ka kooban yahay 3 heer:
- Heerka Bilowga.
- Heerka Dhexe (Dhamaystirka).
- Heerka Far-qorista iyo Higgaadda (الخط والإملاء).
📚 3. Qaybta Culuumta Shareecada (العلوم الشرعية)
🗣️ 4. Qaybta Luqadda Carabiga (اللغة العربية)
Ku soo dhowaada barnaamijyada Machadka Ahlul Athar, kana faa'iidaysta waxbarasho tayo leh oo bilaash ah, illaahay dartii loo bixiyo.
مديرة المعهد: الأستاذة نصرة حسن محمد
https://t.me/AL_ATHAR_114

