@DHIIROGALIM · 4.8K subscribers
*🌟 DHIRIGALIN –💪🧠* Ku soo dhawoow *DHIRIGALIN* – halka fikradaha kugu dhiirrigelinayaan inaad noqoto qofka ugu fiican ee aad noqon karto! Waxaad halkaan kala kulmaysaa: ✨ Hadallo dhiirigelin ah 📚 Xigmad maalinle ah 🕊️ Kalsooni-nafsiyeed iyo t
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/DHIIROGALIMIs this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created August 26, 2022per Telegram
We have been tracking it since September 4, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
•Noqo sificilkaaga oo kale, ha noqon sida ay iyagu yihiin," •Ha dhihin wax maysan maqal, hana dhagaysan wax maysan odhan..." •Sidaad u dhalatay adigoo ooyaya dadka hareerahaagana ay qoslayeen," •U dhimo adigoo dhoola-cadaynaya dadka hareerahaagana ay kuu ooyayaan." LAABTAYDA
Taloooyin Wax Ku Ool Ah: 1:xadhiga ilaahay xooji 2:Ha nicin qofna si kastoo qalad weyn kuugu sameeyaan. 3:U noolow si fudud si kastoo aad dhibaato badan ula kulanto. 4:Dhanka fiican wax ka eeg mar kasta si kastoo noloshu kuugu adag tahay. 5:Bixi wax fiican xitaa haddii wax yar ku soo galaan ama…
📖 Tatbith – Qur’aan Memorization App Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murājaʿada Qur’aanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) — nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murājaʿo. ✅ …
Dhalinyaronimada, dhaldhalaalka iyo quruxdu waa nimco aan weligeed soo laaban doonin. Aan ka faa’iidaysanno maanta, oo aan dadaalno inta ay fursaddu jirto, si berri aan ugu noolaano midhaha iyo tacabka maanta aan beernay. Maanta waa waqtigeenna berri waa natiijada dadaalkeenna. U noolow sida aa…