@Buuga_jacaylka · 5.8K subscribers
Fadlan nagu soo biir si aan wax ukala faa'iidno
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/Buuga_jacaylkaIs this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created December 18, 2021per Telegram
We have been tracking it since August 17, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
Saqdhexe intii qarwaan Intaa soo toosayaa Waxaa lay sawirahayaa Adoo saxdii iigu yimid Sidaad oogu taal qalbiga Walee ma sifayn karee Cidbaan kaa saari karin Halkaad ku saxiixan tahay Abwaan Darajo
Balantaynu dhiganiyo Wacadkii ha baylihin Axdigii balaadhnaa Bilaash yaanu kula noqon Farxadaan bilawnee Biqil joogtay yay dhiman Qalbiyada is baantee Isku bururay yay noqon Kuwa baylah magansada Waa bilaw jacaylkuye Ka ilaali beentiyo Erayada burburin kara Nuur_Darajo
Waa kalsooni xad dhaafa Waa dareen kumanaan kor u dhaafay Waa jacayl koonku dhamaanba Ka markhaati kaceene Kalmad aan ka idhaahdo Uurka sow kama waayin Abwaan Darajo
Meeshan waayadan waan ka maqnaaye horta malay tabay?
Yartaan sikin walba saadaalin jiraay Sareediyo khayr mudo aan sugayaay Sirtii nolashiyo saldhigii sharaftaay Siraadaye amaantaada afkaan sixi karin Soomaali dhaboo saxal tiraneey Dartaa sahwiyoo ka soomay cuntee Sadriga igu qabo aan seexdo hurdee Abwaan Darajo