Dhalinyaronimada, dhaldhalaalka iyo quruxdu waa nimco aan weligeedโ€ฆ โ€” ๐˜ฟ๐™๐™ž๐™ง๐™ž๐™œ๐™–๐™ก๐™ž๐™ฃ โ€” TG.ME

Forwarded fromLALAABTAYDA๐Ÿ’”

Dhalinyaronimada, dhaldhalaalka iyo quruxdu waa nimco aan weligeed soo laaban doonin. Aan ka faaโ€™iidaysanno maanta, oo aan dadaalno inta ay fursaddu jirto, si berri aan ugu noolaano midhaha iyo tacabka maanta aan beernay. Maanta waa waqtigeenna berri waa natiijada dadaalkeenna. U noolow sida aad jeceshay oo uu Rabbigaa raali ka yahay.

โค1
August 25, 2026 128 1