Bishaaradii naftaydaay •Bugta waxaan kusoo maray •Batalaalihii uu… — 𝘿𝙝𝙞𝙧𝙞𝙜𝙖𝙡𝙞𝙣 — TG.ME

Forwarded fromLALAABTAYDA💔

•Bishaaradii naftaydaay •Bugta waxaan kusoo maray •Batalaalihii uu boodhare ku aasnaa •ilaa buurtii daaloof •buraan iyo hadaftimo •ceergaabo iyo badhan •beleddadii kalgacallada • iyagoo barwaaqo ah •biyuhuna qul-qulayaan •balliyaduna buuxaan •soo booqday Awgaa •sidaan ahay bukaan socod •markii baanta lays yiri •bilaneey la,aantaa •lay baxnaanin kariwaa •bini aadam baad tahay •bashar kula midaa ahay •naf kuu baahan baanee •barbarkaaga ila qabo • bishaaradii naftaydaay • ballan aan axdi ugalay • waligey ma beeneyn •uma labo-bogleyn ruux •belbelkaan iyo naartani •bixisadan ku haysiyo • waa maxay •bad-weyntani • ku boqraye ha baayicin • hayska dhigin biraan jabin •buuraan la mari karin •beena hayska dhaadhicin LAABTAYDA

❤1
August 6, 2026 269 1