Forwarded fromLAABTAYDA๐
Taloooyin Wax Ku Ool Ah: 1:xadhiga ilaahay xooji 2:Ha nicin qofna si kastoo qalad weyn kuugu sameeyaan. 3:U noolow si fudud si kastoo aad dhibaato badan ula kulanto. 4:Dhanka fiican wax ka eeg mar kasta si kastoo noloshu kuugu adag tahay. 5:Bixi wax fiican xitaa haddii wax yar ku soo galaan ama aad haysato. 6:La xidhiidh kuwa ku hilmaamay. 7:Cafi kuwa ku xumeeyay. 8:Ugu ducee waxa ugu wanaagsan kuwa aad jeceshahay. LAABTAYDA
5August 27, 2026 115 3