Forwarded fromLAABTAYDA💔
•Noqo sificilkaaga oo kale, ha noqon sida ay iyagu yihiin," •Ha dhihin wax maysan maqal, hana dhagaysan wax maysan odhan..." •Sidaad u dhalatay adigoo ooyaya dadka hareerahaagana ay qoslayeen," •U dhimo adigoo dhoola-cadaynaya dadka hareerahaagana ay kuu ooyayaan." LAABTAYDA
September 3, 2026 17