Forwarded from𝗦𝗬𝗟 𝗧𝗘𝗔𝗠
📖 Tatbith – Qur’aan Memorization App Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murājaʿada Qur’aanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) — nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murājaʿo. ✅ Habab xifdin oo kala duwan 🎧 Qur’aan dhageysi & ku celcelin 📖 Hifdh Method oo nidaamsan 🔁 Murājaʿo iyo xifdiga oo la adkeeyo 📊 La soco horumarkaaga 💯 100% Bilaash 📖 Habka Subac Google Play: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tatbith.app
Google PlayTatbith: Quran Memorization - Apps on Google PlayMemorize the Quran with repetition, revision, and progress tracking.August 26, 2026 100