War celin
Ma sii wadaysid faatixada ee imaanka ayaad la rukuuci lkn waa goorma waa hadii aad markaad salaada xidhatay faatixada horay ka bilowday oo aada ku mashquulin sunooyinka faatixada ka hor la akhriyo sunooyinka waxan kawada ducada la akhriyo marka salaada sidaa loo galo iyo acuubi bilaahi markas wad raaci halka aad marayso ayaad ku joojin faatixada imaamka yaana ka qaadi hadii marka adiga oo sidaa ah aad is dhahdo faatixada dhamaystir oo aad ka dib marto imaamka cudur daar la'aan hadii ado rukuucin imamku rukuuca kaso kaco horta rakcada way dhaaftay rukuucna u daba mari maysid ee meesha uu marayso ayaad kala socon hadii aad rukuuca u daba marto adiga oo aan niyaysan inad salaada ka furanayso salaada kaa buri
Hadii qofku ku mashquulo ducada وجهت وجهي marka uu salada galay markaas waxad sii wadi faatixada intii aad ducada ku mashquushay in la le eg ayaad faatixada ka akhrin hadii intaas qadarkii ducdaa sunada aad ku mashquushay adoon ka akhrin faatixada aad rukuucdo sido kale salaada way buri
