@Maracaddeshow7 · 879 subscribers
Fg: Fiidiyowyada Xamaas Ay so bandhigto Inta Baad ka heleysa Insha Allah Allow Guul Sii Dhamaan Mujaahidiinta
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/Maracaddeshow7Is this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created May 15, 2024per Telegram
We have been tracking it since August 28, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
Askariga ka Tirsan maxaabiista Sahyuuniyadda magaciisu yahay "Mataan Angrest" wxu yiri waxa xuriyadena noo soo celinaysa marxaladda labaad ee lagu beddelayo In loo gudbo wada hadalada maxaabiis is dhaafsiga.
Dadka oo dhan dibadda u bixi oo reeraha ha kala saarina.. Nolosheenna oo dhan ha dumin. Nolosheenna oo dhan ha baabi'in waqtigu wuu dhammaanayaa...
[media, no text]
Guutada Cizzu diinul‐Qasaam Iyo Guutada Saraayal Al-Qudus Oo muslimiinta ugu tahniyadeyeen Dhalashada Bisha Ramadan Ramadan waye marka aan ducaysaneyno Ducada yaan ka iloobin Walaalaheena mujaahidiinta io Shacabka falastiin ee muslimiinta ah
RAMADAAN MUBAARAK : • 29/08/1446 hijri ama 28/02/2025 iyo cawada oo ah 01/09/1446 Hijri ama 01/03/2025 , Dhamaan muslimiinta meel walbo ay joogaan RAMADAAN MUBARAK kuwii ka faa'ideysta Allah Subaxaana Wattacaala hanaga dhigo Ramadaankaan kiisa kalena Allah si nabad ah hanagu wada gaarsiiyo kuwii Al…