RAMADAAN MUBAARAK : • 29/08/1446 hijri ama 28/02/2025 iyo cawada oo… — MARRACADDE SHOW — TG.ME

RAMADAAN MUBAARAK : • 29/08/1446 hijri ama 28/02/2025 iyo cawada oo ah 01/09/1446 Hijri ama 01/03/2025 , Dhamaan muslimiinta meel walbo ay joogaan RAMADAAN MUBARAK kuwii ka faa'ideysta Allah Subaxaana Wattacaala hanaga dhigo Ramadaankaan kiisa kalena Allah si nabad ah hanagu wada gaarsiiyo kuwii Allah u dambi dhaafo hanaga dhigo sidoo kale qofka wllkaaga ah iska sii cafi si ay kugu bilaawato bishaan si wanaagsan calooshadana fur Rabigaagana weydiiso waxaad rabtid

February 28, 2025 2.5K 3