@Mustaqbalkaabe · 2.3K subscribers
"Mustaqbalkda waxa goaamin doona waxyabaha hada aad jeceshy sameyntooda" Kusoo dhaww halkaan waxa aan ku howlanahnay ina idiin soo gudino waxayabo idinka ka kaaba mustaqbalkina Asxabtada la wadaag link kanalka 🛂 👇👇👇👇 [@Mustaqbalkaabe]
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/MustaqbalkaabeIs this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created August 5, 2020per Telegram
We have been tracking it since August 21, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
Waxaa saacado yar kadib bilaabmi doona sannadka 2026 Ilaahey waxaynu waydiisaneyna inuu sannadkaan inoogu bilaabo khayr inooguna dhamaado khayr Sannadkii tageyna ilahey dambigeena ha dhaafo gafafkeenii io sayi’aadkeenii Dheh aamin
SALAADA💔
SAAXIIBKA WANAAGSAN 1. Cumar binu Khaddaab RC wuxuu yidhi: "Islaamka kaddib, addoonka lama siiyo nimco ka wanaag badan saaxiib wanaagsan. Midkiin haddii uu walaalkii ka arko kalgacal, haku fara adaygo." 2. Shaafici AHUN wuxuu yidhi: "Haddii aad leedahay saaxiib kugu caawiya khayrka, ku mitid oo ha…
﴿إِنَّ الْحَسَنَاتِ يُذْهِبْنَ السَّيِّئَاتِ ۚ ذَٰلِكَ ذِكْرَىٰ لِلذَّاكِرِينَ﴾.🌙🤍... {Camalka Wanaaggu waxa uu Fogeeyaa Xumaanta,Taasina waa waano u ah Ciddii wax Xusuusata}..🥰 Subax wnagsan🥰 .👇👇.Halkaan taabo 👇👇 ↪️🚸@Mustaqbalkaabe 🛂↩️
Dadka aduunka korkiisa saaran oo dhan waxay jecelyiin inay helaan midhaha guusha oo macaan ah🍀🌸 iyagoo is diidsiinaya inay dhadhamiyaan qadhaadhka guul darada😴🏵