Fadliga iyo jecleysiga ku yimid cadeyga.... Hooyadeena Caa'isha… — THe FUTURE |🌍|المستقبل — TG.ME

]

• Fadliga iyo  jecleysiga ku yimid cadeyga....

Hooyadeena Caa'isha (Allaha haka raali noqdee) ,waxay tiri: wuxuu yiri Rasuulkii alle Naxriis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee:- "Cadaygu waa nadiifiyaha afka, Allah Sareeyena wuu raaligaliyaa".

(Al-Imam axmed iyo Nisaa-i)
❤5👍3
November 9, 2023 2.1K 2